Madaxweyne Deni oo xafiiskiisa ku qaabilay danjire Annett Günther (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo saaka subaxnimadii hore safar dhulka ah kaga soo ambabaxay magaalada Boosaaso, soona Gebagebeeyey safarkiisii taariikhiga ahaa ee Gobolada Karkaar iyo Bari ayaa galabta qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wafdi ballaaran oo ay hogaaminaysey safiirka dalka Jarmalka ee Soomaaliya Ambassador Annett Günther. Kulanka ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey … Continue reading Madaxweyne Deni oo xafiiskiisa ku qaabilay danjire Annett Günther (Daawo Sawirro)